Description
Description
Critical Reviews
Critical Reviews
❝ADKAYSI waa buug xogwarran ah, xambaarsan taariikh, wacyigelin, waxbarid iyo waana-qaadasho. Waxaa uu si gaar ah u abbaarayaa waayihii Cabdiraxmaan, dhalashadiisii, korriinkiisii, waxbarashadiisii, shaqooyinkiisii ilaa siyaasadda oo uu hadda ku jiro.❞
- Ibraahim Aaden Shire.
Qoraa iyo Cilmibaare Siyaasadeed & Taariikh.
❝ADKAYSI kolkaad akhrisid, waxaad dhab u dareemaysaa in ay macne weyn leedahay kolka qofku uu ka warramayo geeddi uu sunsunkiisa wax ka og yahay oo kala socdo isla markaana uu ka mid yahay cidda wadda. Taas oo ah sifo ku yar saaxadda siyaasadda Soomaalida, oo ay tahay in lagaga daydo, oo dadka wax ka ogaa waayaheennu ay qalinka qaataan daacadna warramaan.❞
- Cabdicasiis Mahdi Guudcadde.
Qoraa, Tifaftire, iyo Turjume
Publishing Information
Publishing Information

The Allstora Membership
Membership Perks:
- Save 30% on all online store purchases
- Exclusive access to author's content
- You pay less, but authors still earn double
Membership Terms:
- To access membership discount simply log in and add to cart, discount applied automatically.
- One month free trial, cancel anytime. Membership renews on the 15th of each month.

